Xuquuqda iyo sinaanta Deenmaark

Dhamaan dadka ku nool Deenmaark waxay xaq u leeyihiin sinaan iyo inay xor u yihiin maaraynta noloshoodo, iyadoon loo eegayn meeesha uu kasoo jeedo qofka, lab ama dhedig iyo nooca wada noolaanshaha uu aaminsanyahay.

Ololahan XAQA SINAANTA ujeedadiisu waxaa tahay inaad wax ka ogaato sinaanta ka jirta Deenmaark iyo isla markaas in la abuuro dood iyo dib u fiirin ku saabsan sinaanata iyo caddaalada bulshada daanishka ah.

Waxaad iska diiwaan gelin kartaa koorso bilaash ah

Waxaad iska diiwaan gelin kartaa koorso bilaash ah

Akhri wax badan oo ku saabsan koorsooyinkan

Akhri wax badan oo ku saabsan koorsooyinkan

Daawo filinkan yar

Daawo filinkan yar

Vælg dit sprog / Choose your language

We use cookies to ensure that we provide you with the best possible experience of our website. If you continue to use this site, we will assume you agree with it.